Dawlada Ingriiska oo digniin kasoo saartay in aysan Muwaadiniinta Ingriisku ee bariga Afrika kusugan iney uu safriin dalka Ogadenia arimo laxidhiidha rabshada iyo kacdoonada kajira Ogadenia.

Digniintan dawlada ingriisku soo saartay maanta waa midki labad biishan gudahiis kusabsan muwaadiniinta Ingriiska inay u safriin kariin Ogadenia, kadib markii ay dagaalo ka qarxay magalaada Jigjiga biloowgi biishi August.

Sidoo kale digniin ka waxaa ku qoraan inay muwaadiniinta ingriiska is ilaaliyan hadi ay joogan gobolka Nogob, Jarar, Shabelle, Doolo, iyo Qorahay. Xalada Ogadenia ayay aad u qasan tahay kadib markii ciidamada federalka weraar kuso qadeen magalaada Jigjiga siidi ay gacanta ku dhigii lahayn wakiilka gumeysiga Cabdi Iley.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.