Magaalada Diri-Dhaba ee xaruunta gobolka Shiniile oo ah magaalo Somaliyeed lakiin sii sharci darro ay Oromada dagan yihiin ayaa waxaa maanta kaddib shir la is hor fadhiistay  gacmaha is qabsaday wakiilka gumeysiga u qabilsan Ogadenia Mustafe Cumar iyo dhigya cabka Jawar Mohamed oo hoggamiyo bulshada Oromada.

Soomaalida iyo Oromada ayaa waxaa dhexmaray dagaalo xuduudda u dhexeeysa ka dhacayey in muddo ah waxa uuna xoogeystay bilowwyinkii ugu dambeeyey kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada xasuuq bahsann ugaysteen dad Somali oo waxba galabsaniin.

Walow aan wali warbaahinta loo baahin  qodobada lagu heshiiyey, hadana waxa ay tani u muuqataa bilow iyo necaw nabadeed oo ka curatay Soomaalida iyo Oromada lakiin waa arki doona.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.