Lacagta daynta ah ee laguleeyahay itoobiya oo isugu jirta mid lagaleeyahay dalka gudihiisa iyo mid ay kuleeyihiin wadamada/hay’adaha caalamku ayaa gaadhaysa 1.4 Trillions oo lacagta itoobiya ah (50 billion USD of which 26 billion USD is foreign loans) taasoo udhiganta afar jeer laabka (4 times) miisaaniyada dawlada ee sanadkan 2011 TI ama 58% GDP ga dalka.
Dayntaas hadii looqaybiyo dadwaynaha itoobiya ayaa waxaa kusoo hagaagi ama lagu yeelan qofkasta 13,557 Birr. Itoobiya ayaa sanad kasta bixisa 1.1 billion maadaama daymaha intooda badan sanad walba interest ku kordhayso.
Daymahan ayay ugashay itoobiya inay kufuliso mashaariicaha waawayn (mega projects) kuwaas oo maamul xumo iyo musuq dartii loogu guuldarastay in lagaga midhadhaliyo wakhtigii loogu talagalay.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.