War deg deg ah oo hadda nagasoo gaadhay magaalada Awasa ee Gobolka Shucuubta koonfureed halkaasi oo uu shir uga socday isbahaysiga EPRDF ee talada dalka Ethiopia gacanta ku haya

Shirka oo socday dhowr sac ayaa waxaa Komishineerka komishinka isirka iyo xusuudaha loogu doortay Dr Tassew Gebre, waxaana sidoo kale Guddomiye kuxigeen loogu doortay Ustaz Abubeker Ahmed.

Faahfaahinta kalasoco Halgan Media