Warar lagu kalson yahay oo kaso baxay galbeedka Ethiopia aya wuxu shegaya in dhalinyaro aad ubadan lagu xir xiray Gobalka Gambellada.

Dhalinyaradan aya waxa loo xiray sababa la xiriira in ay abaabulayeen Mudaharaad Ka dhan ah Dawlad Gobaleedka Gambella. Obang Metha oo aad looga aqaano Gobalkas una dooda Xuquuqda dadka aya wuxu Dawlada Fadaralka ka codsaday inay arinta soo fara galiso si Dag Dag ah na wax uga qabato.

Gobalka Gambeelada aya waxa isbuuc Yadan oo dhan ka socday Mudaharaad lagu dalbanayo in madaxda Gobalka lagu badalo iyo in Corruption ka la joojiyo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.