Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Jigjiga waxaay sheegay in gabi ahaanba istaagay dhaqdhaqaaqii ganacsiga dadwaynuhuna waxay kujiraan guryahooda.

Shacabka Ogadenia ayaa wada mudaharaadyo lagaga soo horjeedo gumeysiga itoobiya iyo gacanyara yaashiisha. Waa markii ugu horaysay taariikhda ee magaaloyinka Ogadenia kabilaamo kacdoon noocan ah.

Shacabka ayaa kujira abaabul guud ooy iskaga dulqaadayan heeryada gumeysiga. Mar aan laxidhiishay wariyaha Halgan Media ee magalaada Jigjiga ayuu noosheegay in wixii kadanbeeyay salaadii Jumcaha ayna magalaada lahayn wax dhaqdhaqaaqa.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.