Wararka nagaa soo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Canfaarta ayaa sheegaya inuu banaanbaxyo ka dhacay degaanada kala duwaan ee gobalkaasi.

Banaanbaxyada oo maanta dhacay ayaa yimiid kadib markii malmaahi nasoo dhafaay ay dagaalo xoog leh ka dhacay xadka Somalida iyo Canfaarta

Degaanada ay banaanbaxyada ka dhacay waxaa kamid ah Awaash, Gawane, Afambo, Konnaba, iyo Galulu.

Hoos Ka Daawo Sawiirada