Xog hoose oo ay heshay Halgan Media ayaa sheegaya in Guddomiyaha degmada Dollow, Farxaan Mire loo qadaay Muqdisho, kadib markii ay isku dheceen guddomiyaha gobolka Gedo Macaalimu.

ilo wareedyo aad lagu kalsoonan kaaro ayaa Halgan Media u xaqijiyay inuu khilaafka ka dhashay kadib isbedal lagu samaay rabay guddomiyasha Dollow iyo Beled Xaawo.

Dhinaca kaleTaliyaha xasilinta gobolka Gedo, Bakool Kooke iyo wasiiro ka socdo Dowlada Federalka ayaa garaay degmada Baardheere, balse xog hoose ayaa sheegaya inuu ku xiran yahay sida Xal logu heli lahay xalaada cakiran ka Tagan gobolka Gedo.

Halgan Media.

Email : info@halganmedia.net