Wararka nagasoo gaadhaya xadka udhaxeeya Dalalka Itoobiya iyo Eritarea ayaa sheegaya in gabi ahaanba maanta laxidhay xadka udhaxeeya Eritrea iyo Itoobiya.

Dowlada Eritrea ayaa amar kubixisay in laxidho xadka ay  lawadaagto dalka Itoobiya, gaar ahaan labada marin eekala ah Omhajer iyo Humera

Xadka udhaxeeya Eritrea iyo Itoobiya ayaa waxaa sirasmi ah loo furay 10kii September 2018.

Maamulka Gobolka Tigrayga ayaa Arintan aad uga walaacsan waxyna leeyahiin waa qorshe Tigrayga loolajeedo oo lagu cunaqabatayn hayo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.