Wasaarada ariimaha dibaada ee dowlada Federalka Itoobiya ayaa sheegay inay ka xun qorshooada ay Dowlada Maraykanka ay diyaarisay ku adaan siidi loo xali lahay khilaafka u dhaxeeyo Itoobiya, Sudan iyo Masar oo kusabsaan Webiga Nile.

Siidi ay sheegan idaacada FANA oo ku hadasho afka dowlada Itoobiya, wasaarada ariimaha dibaada ayaa ku tilmaamtay Go’aanka kasoo baxaay maraykaanka ayaa muqdaay mid lagu tageerayo dowlada Masar, waxaayna Dowlada Itoobiya sii kuluul u cambarayeen qorshaha Maraykanka.

Dalaalka Itoobiya, Masar iyo Sudan ayaa xiisad u dhaxeeyaso kusabsaan ciidi mamuulahi webiga Nile oo dhex maro sedaxda dal iyo oo ah meesha kaliye ay dalaalkas ay bulshadooda ka heleen biyo ku filaan dalalkooda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.