Waziirka macdaanta iyo batroolka ee Dowlada Itoobiya ayaa sheegay inay Dowlada Federalka Dhiisi doonta Tuubo dheer oo iska xidha goobta shidaalka ee Ogaden Basin iyo dalka Jabuuti

Wasiirka ayaa sii sheegay inuu Tuubada soconayo 760 Kilometer, wuxuuna Wasiirka macdaanta Kuang Tutlan ku sii darray waxaa kaliye xaray in ay labada dhinac oo ah Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya inay saxiixeen siidi dhismaha la bilaabo sanaadkan biloowgi.

Siidi ay bahiyeen idacaada ku hadasho afka Dowlada Itoobiya ee FANA ariimaha kusabsaan in shidaalka Ogadeniya loo saaro waxaa lug weyn ku leh Poly-GCL oo ah shirkaad laga leyahay dalka China.

Mamuulka Somalida weli kama hadlin Go’aanka cusub ay soo sareen dowlada federalka oo Lagu raabi in La boobo shidaalka Ogadeniya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.