Safaraada Belgium oo kuyalla magalaada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta sheegay inuu dowlada Belgium Aqoonsatay basaaborka Soomaaliya 28 sano kadib burbuurka Dowlada Dhexe Soomaaliya.

Go’aankan waxaay noqoneysa mid fududeysa socdaalka Soomaalida ay ku tagaan dalka Belgium ee dhaca Galbeedka Qaarada Yurub.

Dowlada Belgium waxaay noqotay dalalka kamid calaamka oo Aqoonsatay Baasa boorka Soomaliya. Waa guul weyn u soo hooyatay ummada Soomaaliyeed melwalba dunida kunool.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.