Maleeyshiyaadka Oromada waxaay degmada Lagahida ee gobolka Nogob ku xasuuqay 17 Somali oo kamid dadkii laga soo qixiyay degaanka Oromada.

Maleeyshiyaadka Oromada (Liyuu Hail/Qeerro) ayaa xabad ku furay shacabka waxayna ku dileen 17 qof iyo xoolo aan weli laa sheegin tiradooda.

Xasuuqda Soomaalida waxaa ka dambeeya mamuulka Oromada gar ahaan OPDO iyo maleeshiyaadka Liyuu Hail iyo Qeerro. Kumanaan shacab Somali ah ayaa lagu xasuuqay gudaha Oromia iyo xadka Ogadenia iyo Oromia, mana jiraan wax laga qabtay ama dad loo xiray ariinka xasuuqa.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.