Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ay fuliyeen kooxo hubeysan oo aan heybtood la garanayniin oo maanta ka dhacay gudaha magalaada Gonder oo katirsan ismamuulka Axmaraada ee Waqooyiga Itoobiya,

Rag hubeysan ayaa jidka u galaay Kolonyo ay la socdeen ciidamada ismamuulka Axmaraadaa, iyaga oo ku socdo bartaamaha magalaada Gonder, kadib goobta ka baxsadeen siidi ay sheegan idacaada ESAT.

Inta la xaqiijiyey, illaa 3 askari oo ka tirsanaa Ciidamada ismamuulka Axmaraada ayaa ku dhawaacmeen weerarkaasi.

Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona ay ciidamada Ismamuulka Axmaraada ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabeen halkaasi. Siido kale masuuliyada weerarka ciidna maa sheegin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.