Fanaaanka Soomaaliyeed ee bulshadu aadka utaqaano loona yaqaano Khadar Keeyow ayaa lagu xidhay Bole International airport ku taalo magalaada Addis Ababa.
Waxaa la sheegay inuu Khadar Keeyow diyaarad kasoo degtay, islamarkii ee ciidamada amanka qabsaden, kadibna u qaxaysteen meel aan la garanayniin.
Cabdi Dhaanto oo ah fanaanin kale oo Soomaaliyeed ayaa la joogay Khadar Keeyow markii la xidhay. Wuxuuna sii shegay inuu Khadar Keeyow ka yimiid magalaada Hargeysa ee Waqooyiga Soomaaliya.
Dowlada Itoobiya weli maa sheegin sababta ee ciidamadooda xidheen Khadar Keeyow ama meeshay ee u qaxaysteen.
Sidoo kale Halgan Media ayaa isku deyday inay la xidhiidho Safaraada ee Dowlada Soomaaliya ku ledahay magalaada Addis Ababa Lakiin waay diidan inay la hadlan wariyheena kusugaan magalaada Addis Ababa.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.