Wararka ka imaanaya Gobolka Fafaan aya shegaya in Xiisad ka tagaan degmada Tuliguuleed kadib markii guddoomiyihii degmada Maxamed Khalif iyo kuxigeenka Asad Maxamed xilka laga qaaday.
Ariintan wuxuu yimiid kadib markii Ciidamada Itoobiya ay xidheen Guddomiyaha degmada Tuliguuleed Maxamed Khalif iyo Guddomiya kuxigeenka Asad Maxamed, ayaga oo Xabsi Ku jiray sedax maalin.
Weli Mamuulka Mustafa Cagjar kama hadlin Xadhiga loo geystay masuulinyta katirsan degmada Tuliguuleed, iskaba dhaf inay sheegen sababta loo xiray Raga.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.