Xisbiga loo yaqaano National Movement of Amhara (NAMA) ayaa bayaan soo saraay ayaga oo xaqijinayo in Guddomiyaha Xisbiga Desalgn Chanle oo xilka iska casilay.

Siidi ay sheegen Xisbiga NAMA, shir wadatashi ayey ku yelateen degmada Debra Birhan oo katirsan Ismaamulka Axmaraada, wuxuuna xisbiga ku dhawaqaay isbedallo kala duwaan oo kamid ahay in Guddomiye cusub loo magacaabo xisbiga.

Guddomiyaha cusub loo magacabay Xisbiga NAMA ayaa la sheegay inuu yahaay Belete Molla, waxaana guddomiye ku xigeenka loo magacabay Yusuf Ibrahim.

Haase yeesshe Xisbiga NAMA Waa mida kamid xisbiyada u Xaqjirsan kasoo jeedo qomiyada Axmaraada waxaayna u tartamayaan doorashada sanadakan ka dhici doono dalka Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.