Wararka naga soo gaaray gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in ay ciidamda ismamuulka Oromada xidhen Lidetu Ayalew oo ah guddoiyaha Ethiopian Democratic Party (EPD), ayakoo ku eedeeyey inuu abaabulay iyo maal galiyey dibad baxyadii shalay ka dhacay degaanka Bishoftuu oo udhow magalaada Addiss Ababa.

Waxaa uu kamid yahay siyaasiyinta ugu magac dheer qomiyada Oromada, waxana lagu jir dilay mid kamid ah Xabsiyada Qarsoodiga ah loogu jir dilo siyaasiyinta xukuumada Abiy Ahmed ka soo hor jeedo.

Beegsiga siyaasiyinta Oromada ah ayaa si dardar leh ku socda, halka kuwa Xabishida ee nacaybka Muslimiinta iy Oromada ku caan baxay lasoo fadhiisinayo TV-yada dowlada ay kasoo caytamatayaan.

Dalka Itoobiya labada qomiyada Axmaraada kaliye ayaa muwadiniin loo aqoonsan yahay, inta kale waa adoon ilaahay ugu deeqay siidi ay amiinsan yihiin Xabashida.

Halgan Media.