Mustafa Cagjar  ayaa  maanta gudddoomiyaha cusub ee gobolka Doolo u magacaabay Cabdinasir Maxamed Cabdillah, isagoona xilkii ka qaaday guddoomiyihii hore ee gobolkaasi.

Gudomiyaha cusub ee Gobolka Doollo ayaa horayna u ahaa Gudomiye kuxigeenka Gobolka Doolo. Xil ka qaadista guddoomiyaha Gobolka Doolo ayaa ah talaabadii ugu horeysay ee Madaxweynaha Qaaday kusabsaan gobolka barakaysaan ee Doolo.

Hoos Ka Daawo Sawiirka Guddomiyaha Cusub ee Gobolka Doolo