Wararka nagasoo garaay Tulooyinka Qardhisan iyo Hara Ogaden oo katirsan gobolka Erer ayaa sheegaya inuu taliska Mustafa Cagjar ku wareejiyay Ismaamulka Oromada siida ay xaqijiyeen dadka degaanka.

Maamulka Ismamuulka Oromada ayaa amar kubixiyay in maamuladii tulooyinkaasi iyo Liyuu Booliska inay kasoobaxan si looga taago calanka Oromada iyo dhulka la dejiyo dadka kasoo jeedo Qomiyada Oromada.

Shacabka Somalida ayaa aad uga xun dhac dadaan foosha xun ee Taliska Mustafa Ku dhawaqaay. Mamuulka Jigjiga weli kama hadlin maxa sababay in dhuulka Somalida loo wareejiyo Oromada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.