Madaxwaynihi Jaamcada Jigjiga, Abdulaziz Ibrahim aya booskiisii na laga qaday shaqadiina laga eryey.

Warqad kaso baxday Wazaarada Waxbarashada ee Ethiopia aya xilka looga qaaday Abdullaziz. Madaxwayne kuxigeenka Jamacada, Elyas Omar ayaa xilka Madaxwayne ee Jamacada sii hayn doona.

Abdullaziz Ibrahim aya Wuxu xilka Madaxwaynaha Jamacada qabtay Sanadkii 2016, waxan xilka udhiibay Mujrimkii wayn(Abdi iley) ee Madaxwaynaha ka aha Gobalka Ogaden kaas oo Hada Xabsi kujira. Abdullaziz ayaa wuxu qabada badan kala Kulmi jiray qofka uu Jamacada ka shaqaalaysiinayo iyo qofka uu shaqo siinayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.