Wararka Nagasoo Gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in tuulada Debra Birhan oo 100 kilometer ujiro lagu qabtay ugu yaraan 50 qori iyo rasaas badan.

Hubka waxa gacaanta ku dhigay sirdoonka Itoobiya oo sii sheegtay in hubka laga keenay dhanka gobolka Gambella oo xaduud la leh dalka Koonfur Sudan.

Waa markii afaraad ee bilooyinka udhambayay hubnoocan ookale ah lagu qabta gudaha itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.