Wararka nagasoo gadhay gudaha itoobiya gar ahaan gobolka Gambella ayaa sheegayo, hub tiro badan ayaa lagu qabtay koonfurta Itoobiya sida ay sheegeen masuuliyiinta maamulka gobolkaasi.

Mas’uuliyiinta gobolka Gambella iyo Booliska Federalka ayaa waxay sheegeen in xaduudka udheexyo dalka Koonfur Sudan iyo Itoobiya gar ahaan dhanka gobolka Gambella ay ku qabteen 503 rasaas iyo qooryo badan.

Hubka ayaa la sheegay in la qorsheyanayay in sii sharci darro lagu soo geeliyo gudaha itoobiya balse ma cadda waxaa la doonayay in loo adeegsado lakiin waxaay muqaato inuu amniga itoobiya faraha kasi baxayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.