Wararka nagaa soo garaaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in Ismaamulka ay kumunaan maxabiis ka sii deysay xabsiyada ku yallo degaankasi siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada federalka Itoobiya.

Ismaamulka Oromada ayaa xabsiyada kala duwaan ka sii dayaay in ka badan 13,000 maxabiis siidi laga hor imaada cudurka Coronavirus oo dalka aad ugu faafay.

Sidoo kale malmahai u dambeyay waxaa maxabiis badan laga sii deyay xabsiyada ku yallo Ismaamulka Axmaraada, Shucuubta Koonfured, iyo Gambella.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.