Ismaamulka Shucuubta Koonfured ay maanta sii rasmi u aqoonsaday Ismamuulka cusub ay leyihiin qomiyada Sidama siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada Itoobiya.

Kulaan oo maanta lagu qabtay magalaada Hawassa ee Xaruunta Ismaamulka Shucuubta Koonfured ayaa lagu ansxiyey mamuulka cusub oo ka madax banaan Ismaamulka Shucuubta Koonfured.

Ismamuulka Sidama ayaa noqotay degaanka 10aad oo katirsan Itoobiya, waxaana la filayaa inay dhawaan bilaabaan shaqada deegaanka iyo soo dhisida qaab dhismeedka dawliga.

Wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.