Ismaamulka tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa cafis ufidiyay maxabiis gaaraya 1,568 oo kuxirnaa xabsiyo kala duwan oo kuyaala gobolkaasi sida ay sheegtay idaacada FANA.
Dadkan ayaa lashegay in xabsiyada laga sii dayay madama ay cabsi kajirto in uu cudurka Cronavirus kufaafo xabsiyada dalka waa sidey hadalka udhigeen warbaahinta FANA.
38 oo kamida 1,568 maxaabis ah ayaa la sheegay in ay yihiin dumar. Ismaamulka Tigreega ayaa meelaha ubadan ee laga helay ah cudurka cronavirus iyadoo kaliya ayka horeyso magalada Adis Ababa.
Halgan Media.