Wasiirka Difacaa ee Xukuumada Gumaysiga Itoobiya Aisha Mohammed ayaa sheegtay in dowladeeda ay ciidammo dheeraad ah u diri doonto dalka Koonfur Sudan.

Aisha Mohammed oo khudbad ka jeedisay xaruunta Qaramada Midoobo kutallo gobolka New York ee dalka Mareykaan, waxay sheegtay in Itoobiya ciidamada kale u diri doonan dalka Koonfur Sudan siidi amniga dalka la suugo.

Kumaanan ciidamada itoobiyan ayaa hada kusugaan gudaha dalka Koonfurta Sudan oo katirsan ciidamada midowga Afrika. Dalka Koonfur Sudan ayaa dagaal sokeeye kasocday lixda sano u dambayay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.