Booliska Federaalka Itoobiya Aya Xabsiga Dhigay 61 Masuuliyiin Dawladeed Ah oo Uu Kamid Yahay Yigezu Daba Agaasimaha Guuda ee Iibka Iyo Adeegyada Guud Ee Dawlada Itoobiya Waxaana xarigooda Loo Sababeeyey Eedo Musuqmaasuq Iyo Khasaarin Hanti Umadeed.

Qar kamid dadka laxidhxidhay waxay xitta kamid yihiin Wasaarada Maliyada iyo madaxda Ciidanka milatariga Itoobiya ugu sareeya oo dhamaan katirsan xisbiga EPRDF.

Warbahiinta FANE ee ku hadasho afka dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay Dowlada mardhow sheegi doonaan inta kale la xidhay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.