Jabhadii Ginbot 7 iyo sadexda xisbi ee kala ah United Democratic for Justice, Ethiopian Democracy Part iyo Blue Part oo midoobay,

Afartan urur oo isku dhaw dhanka aragtida ayaa saamayn wayn kudhexleh bulshada buuralayda ah iyo Qoomidaha Axmaarada,Uraagada iyo Qaybo kamida Oromada Shawa,

Arintan ayaa imanaysa xili Ururada dalka kajiraa isu uruursanayaan si ay unoqdaan kuwo saamayn muuqata kuyeesha siyaasada dalka iyo deegaanada,

4tan urur ayaa lagu wadaa inay dhawaan labaxaan magac ay shuraako kuyihiin, dhankakale Bahwadaagtani waxay katartami doonaan Dhamaan Deegaanada dalka waxaana lagu wadaa inay noqondoonaan ururka ugu saamaynta badan marka lagayimaado Isbahaysiga EPRDF oo Hada dalka ka arimiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.