Jabhada Oromo Liberation Army (OLA) oo ah garabka ka Go’aay Jabhada Oromo Liberation Front (OLF) ayaa eedeyn culus uu jeediyay Dowlada federalka Itoobiya.

Jabhada OLA ayaa ku eedeyay dowlada federalka Itoobiya inay isticmalayaan gaadhidyal shacab iyo kuwi ay leyihiin hayadaha gar garka markii ay ciidamada Itoobiya dagaal la galaan Jabhada OLA.

Jabhada OLA ayaa sheegay inay ciidamada Itoobiya isticmaalayan gaadhiga Qarimada Midoobe iyo kuwa lagu talagaalay shacabka siidi gaadhiga gurmuudka loo yaqaano “Ambulance”.

Eedeynta ay Jabhada OLA uu jeediyeen dowlada Itoobiya ayaa imaanayo xili ay dagaalo joogta ah ka socdaab degaanada kula duwaan oo katirsan Ismaamulka Oromada oo uu dhaxeeyo Kooxaha hubeysan iyo Dowlada Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.