Jabhada Oromada ee OLF ayaa eedeymo Culus u jediyay Dowlada Federalka Itoobiya, Siidi ay sheegan idacaada VOA ee laanta Axmaraada.

Jabhada OLF ayaa ku eedeyay Dowlada Itoobiya inay xadguudyo u geysteen Jabhada Iyo Tageradooda, waxaayna sheegen inay Xukuumada Abiy Ahmed sii toos u begsanayan OLF iyo xakiid gelinayaan dhaq dhaqaayadooda siidi ay wararka u dhigeen idaacada VOA ee laanta Axmaraada.

Eedeymahan culus ayaa yamid kadib markii xubin katirsan Jabhada OLF la xidhay isbuci ka hor, siido kale Jabhada ayaa sheegay in Dowlada kuka kacdaay falaal ku lid ah amaanka dalka, waxaayna sheegen in Xukuumada Abiy Ahmed cagta sartaay wadaada Taliska hore ee Woyaanaha.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.