Jabhada OLF iyo Xisbiga OPDO oo xukuumada gumaysiga itoobiya gacaanta ku haayo ayaa shir jara’iid ay ku heshiiyey inay Wada shaqeeyan. Shirkan aya waxa kaso Qayb galay hoogamada Laba dhinac, Daud Ibsa iyo Lemma Megersa.

Labada dhinac aya kuheshiiyey inay arimahooda si hoose oo Nabad ah ku dhamaystaan. OLF waa Jabhada udagaalanta Xornimada Oromada Halka OPDO uu yahay Xisbiga talada gumaysiga itoobiya iyo kan Gobalka Oromada gacaanta ku haayo.

Shirkan Manta dhacay aya imaanaya xili ay isbuuci hore iska hor imaad udhaxeeya jabhada OLF iyo ciidamada gumaysiga itoobiya ay dheceen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.