Wararka la helayo ayaa shegay in ay Jabhada Oromada ee loo yaqaan Oromo Liberation Front ayaa hubka ka dhigayso Shacabka aan Oromada ahayn ee kunool Bariga iyo Galbeedka Wollega.

Shacabka meesha kudhaqan ayaa shegay in ay Jabhada OLF hubkoodi ay Xaqa ulahaayeen ka qaaday. Shacabka aya intaa kudaray in Jabhada OLF iyo maleeyshiyaadka Queero oo uu dhigya cabka Jawar Mohamed Xukumo ay la wareegeen mamuulka galbeeka Wollega. .

Eedaymahan ku aadan Jabhada OLF Aya imaanaya xili ay xukuumada gumeysiga itoobiya ku eedaysay OLF inay Abiy Ahmed dili rabeen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media