Hayada UN ee u qaalbilsan Qaxoontiga aya shegtay Itoobiya inay tahay wadanka labaad ee Aduunka u Qaxoontiga badan kuwaas oo gaaraya 900,000 oo qoxonti ah.

Hayada UNHCR aya shegtay in sanadkan kali ah intii udhaxaysay bishii koobad ilaa bishii 8 aad ay itoobiya kaso qaxeen qoxooti gaaraya 36,000. Hayada aya codsatay 327 Million si dadka Qoxontiga ah loogu daryeelo lkn waxay uun heshay 68 Million.

Dagaalka udhaxeeya Qoomiyadaha daga Gedeo iyo Galbeedka Gujo ayaa sababay qax gaaraya ilaa hal Million oo dad shacab ah kaas oo kabadan dadka ka qaxay Syria iyo Democratic Congo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.