Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in dhalinta Ogadenia ee gobolka Shiniile, Fafaan, Jarar iyo gobolka Qorahay ayaa diyaar garaw ugu jiraan inay kacdoon iyo mudaharaado waaweyn oo lafilaya inay dhacaan maalinka ciida.
Dhanka kale gumeysiga itoobiya iyo kooxda Cabdi Iley ayaa shacabka kuwar galiyay in aan salaada ciida layusoo bixi karin. Gumeysiga Itoobiya iyo mamuul kusheega Cabdi Iley waxaay kabaqayaan inay dhacaan mudaharaado waaweyn oo lagu horjeedo gumeysiga itoobiya iyo gacaan yaraha oo Jigjiga fadiyo.
Xalada dalka Ogadenia waxaay weli kujirta jawi kacdoon, waxayna ciidamada gumeysiga itoobiya wadaan sidi ay ku cabudhin lahaayeen shacabka una joojin lahaayeen kacdoonka.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.