War kobaan oo hada nagasoo gaadhaay Ogadenia ayaa sheegaya in shacabka kunool gobolka Afdheer ay bilaabeen kacdoon gumeysiga lagaga soo horjeedo.

Kacdoonka ayaa kabilaamay dhawr tuulo oo gobalka katirsan. Shacabka dulmaan oo Soomaalida Ogadenia ayaa guryahooda kaso baxeen ayaga kudhawaaqaya gumeysiga dooni mayno.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.