Wararka naga soo gadhaaya Ismaamulka Oromada ayaa sheegaya inuu malmaahi u dambeyay khadku ka maqnaa galbeedka Oromia sida ay sheegeen idacaada BBCda laanta Oromada.

Idacaada BBC ee laanta Oromada ayaa sheegay inuu xitta Mobile-ke iyo Telefonada uuna shaqaynayn degaanada ku yallo galbeedka Oromia, waxaayna sii sheegen shirkada Ethiopian Telecom oo u qabilsan khadka dalka Itoobiya weli kama hadlin sababta Khadka iyo Telefonada ee ka shaqaaynin galbeedka Oromia.

Bilooyinka u dambeysay waxaa galbeedka Oromia kasocday Maleeyshiyaad hubeysan iyo dagaalyahan ka Go’steen Jabhada OLF oo dagaal fool ka fool kula jiray Dowlada Itoobiya.

Siidi aan xogta ku helnay mamuulka u qabilsan Oromia iyo Dowlada Federalka weli kama hadlin sababta khadka loo jaray galbeedka Oromia, ariintas wuxuu cadaayna inuu jiray wax yaabo badaan ee qariniyan kooxda OPDO oo Ismaamulka Oromada iyo Dowlada Federalka gacaanta ku haayo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.