Wararka naga soo gadhaay gobolka Qorahay gar ahaan qabalaha Baraajisaale oo katirsan degmada Kudun Buur ayaa sheegaya inuu xalay Dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay askar katirsan Liyuu Booliska kadib markii oo dagaal dhex maray ayaga iyo dad Xoolo dhaqaato ah.

Wuxuu dhaawac iyo dhimasho soo gaadhay laba kamida ciidanka Liyuu Booliska oo hawlo shaqsiya u adaay qabalaha Baraajisaale ee gobolka Qorahay siidi ay sheegan dadka degaanka.

Labada askari oo hawl shaqsiya u adaay tuulada ayaa la kulmay weerar kaga yimid dadka degaanka. Weerarka ayaa sababay in midkamida askartii uu dhinto midkalana uu dhaawacmo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.