Komishinka Abdunasir Mohamed waxaa jidhdil ugaystay 5 xubnood oo katirsan Booliska Gaarka ah ee deegaanka Hararida kuwaas oo sida lasheegay kasoojeeda qoomiyada oromada islamarkaana lagu eedaynayo inay yihiin kuwo ujanjeedha dhanka Qeerroo iyo Liyuu Hail,

Komishinka ayaa hada lagu dabiibayaa cusbitaal kuyaala magaalada Harar,

Xaalada amni iyo jiritaanka Deegaanka hararida ayaa umuuqda mid khatar kujira, waxaana waajib kuah umada soomaaliyeed inay kahadasho dhibaatada laguhayo walaaleheena Hararida!

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.