Ciidamada Booliska federalka Itoobiya  ayaa xalay waxaa ay baaritaano ka sameeyeen xaafadaha kamid caasimada gumaysiga Itoobiya kadib la xiray koox hubaysan oo dadka ku dhici jirtay magalaada

Baaritaanka ayaa ka dambeeyay kadib markii ee magalaada Addis Ababa kusi bataay amni daraada. Inta la xaqijiyay dhowr ayaa la xiray iyo lagu eedeyaay inay kamid yihiin koox burcad.

Wararkii ugu dambeeyay ee caawa laga helayo caasimada gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in amaanka aad loo adkeeyay.  Weli ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay xukuumada Abiy Ahmed.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.