Shir laba malin socday oo ay kooxda TPLF ku qabteen magalaada Maqale ee xaruunta Ismaamulka Tigreega ayaa lagu go’aamiyay in aysan tplf weligood ku biiraynin EPP.

Gudiga fulinta ee kooxda TPLF ayaa kasoo hor jeestay inay ku biraan xisbiiga cusub oo ku dhawaaqay Raisal Wasaare Abiy Ahmed, ayaga oo sheegay inuu wax dhan ugu jiriin tplf iyo gud ahaan shacabka Tigreega.

Tplf-ka ayaa sheegay in ujeedada ee Abiy Ahmed ka leyahay EPP waa In gaabi ahaanba laga takusuulo nidaamka Federalismka siidi ay xukuumada Abiy Ahmed awoododa sii xoogaysto iyo dalka gacaanta ku dhiigo taas oo halis ku ah Tigreega iyo qomiyadaha kale.

Taan iyo markii oo xilka laga waregay Abiy Ahmed waxaa jiray xiisad u dhaxeeyo dowlada Federalka iyo TPLF ku aadan qaabka dalka loo mamuulayo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.