Wararka naga soo gadhaya magalaada Toronto ee dalka Canada ayaa sheegaya inay kooxo hubeysan, muwaadin Soomaaliyeed ku toogteen magalaadaasii

Warbahiinta kala duwaan oo ka howl gallo magalaada Toronto ayaa sheegay markii ee Tariikhda aheed 29ka biisha December ayey kooxo hubeysan oo aan heybtood la garanayniin rasaas ku fureen Koshiin Yusuf oo ahay muwaadin Soomaaliyeed ku dhaqaan xafaada Scarborough ee magalaada Toronto.

Weli lama ogow sababata loo dilay Koshiin Yusuf iyo ciida ka dambeysay dilka. Sidoo kale waxaa la sheegay inuu Kooshin Yusuf 26 jir oo qoys iyo qaraabo ku leh magalaada.

Hoos ka daawo Sawiirka marxuumka la dilay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.