Wararka nagasoo garaay magalaada Moscow ee caasimada dalka Ruushka ayaa la sheegay in la qabtay shir lagu talagalay in la haliyo dagaalka kasocdo dalka Afqanistaan oo socdaay in kabadan 17 sano.

Shirka waxa ka qayb galay jabhada hubeysan ee Taliban iyo dowlada Afqanistaan. Xuluufada reer Galbeedka loo yaqaano NATO ayaa didaay inay ka qayb galan wadahadalka kasocdo magalaada Moscow kadib markii ay Jabhada Taliban sheegtay inay weligood la hadli dooniin dowlada Mareykaan ila ciidamada Mareykaanka laga saaro dalka Afqanistaan.

Ciidamda Mareykaanka ayaa dalka Afqanistaan kuso duleen sanadkii 2001 siidi ay dalka Afqanistaan kasari lahayeen Jabhada Taliban lakiin 17 sano kadib jabhada Taliban weli lagama sariin dalka iyo dagaalka weli wuu socda.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.