Wararka ka imaanaya magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya inuu kulan dhex maraay Hogganka Nabad Sugida ee ismamuulka Somali Galbeed iyo Qar kamid masuuliyinta kasoo jeedo beesha Gerri Kombe.

ilo waredyo ayaa Halgan Media u sheegay inuu Garaad Cabdimalik Cusmaan oo hoggaminya beesha Gerri Koombe kulan la qataay Hogganka Nabad Sugida ee ismaamulka Somali Galbeed. Kulaanka waxa laga hadlay dhibaatada kasocdo degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan.

Siidi aan marwalba sheegno degmada Tuliguuleed kutallo xaduudka udheexeyo Ogadenia (Somali Galbeed) iyo gobolka Oromada waxaa marwalba weerar kuso qaado maleeyshiyaadka Oromada oo shacabka Somalida xasuuqaan. Kulaanka maanta ka dhacay magalaada Jigjiga waxaa lagu talagalaay in la xaliiyo dhibaatadada lagu haayo shacabka kudhaqaan degmada Tuliguuleed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.