Wararka nagaa soo garaaya gobolka Qorahay ayaa sheegaya inay Liyuu Booliska rasaas ku fureen dad shacab ku dhaqaan tuulada Ismoday oo hoos imaado degaanka Kudunbuur ee gobolka Qorahay.

Siida aan xogta ku helnay, Liyuu Booliska ayaa xabad ku dhuftay wil shacab ah, waxaana la sheegay inay Liyuu booliska hub aruuruso ka wadeen degaanka ismooday, islamarkii ay rasaas ku fureen qar kamid dadka degaanka.

Waxaana rasaasta ku dhawaacmay hal qof oo shacab ah. Siido kale Dadka degaanka ayaa Halgan Media u sheegen in niinka dhawaaca soo gaadhay in la geeyay isbitaal ku yallo magalaada Qabridahare ee xaruunta gobolkaasi sii wax laga qabto dhawaaca soo gadhaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.