Wararka nagasoo gadhaay gobolka Doolo gar ahaan degmada Galaadi ayaa sheegaya in ay Liyuu Booliska ku dhowaad 50 qof maanta ku xidhay degmada Galaadi, kadib xabsiga u taxabeen.

ilo degaanka ah oo la hadlay Halgan Media ayaa sheegay inuu dhacdaan yimiid kadib markii oo dagaal gacaan ka hadal dhex maray dadka shacabka iyo maleeyshiyaadka Liyuu Booliska.

Dadka la xidhay waxaa kamid dadka degaanka iyo shaqaalaha katirsan Mamuulka degmada Galaadi siidi ay sheegan dadka degaanka.

Xiisad ka tagaan degmada Galaadi ayaa imadaay kadib markii oo isku dhacyo dhex maray dadka degaanka iyo Liyuu Booliska.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.