Warar goordhaw inaga soo gadhay magalaada Muqdisho gar ahaan degmada Wardhiigleey ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa ay kusoo dhaceen hoobiyaaal aan la garan halka laga soo tuuray.

Ilaa saddex qof ayaa dhaawac soo gaaray dhimashasa lama soo warin. Afar madaacfiic ayaana la sheegay in ay soo dhaceyn, ciidamada ammaanka ayaa gaaray halka ay madaafiicdu kusoo dhacday.

Xaafadda hoobiyaalku kusoo dhaceyn ayaa waxa ay ku dhawdahay madaxtooyada Soomaaliya. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan.