Madaxwaynaha Dalka Cameroon aya shalay udigay jabhada mucaaradka inay hubka dhigaan hadii kale ay kala kulmi doonan cawaaqab xumo dhanka sharciga ah. Arintan aya imanaysa xili ay jabhada mucaaradku af duuban caruur iskuul dhiganaysa oo aad utiro badan.

Isku dhacyo udhaxeeya jabhada mucaaradka ah iyo ciidamada Dawlada aya Ka bilowday sanad ka hor dhanka galbeedka ee Cameroon isago sababay dhimasho 400 gaaray shacab badana ay guryahoodii ka barakaceen.

Maalintii ayey ahayd markay koox mucaradka ka tirsan ay afdubeen kuwad 79 caruur iskuul dhiganaysay, Maamulahoodi iyo ninkii Gaariga uwaday ba iyago la aaday dhanka duurka ee magalada Bamenda kor keeda ah.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.