Madaxweynaha dalka Eritrea ayaa beri ku wajahan magalaada Bahar Dar katirsan ismamuulka Ahmarada ee Waqooyiga Itoobiya.

Madaxweynaha Eritrea ayaa halkaasi kaga qayb geli doona Shir Saddex geesood ah oo uu halkaasi kula yeelanayo Raysal Wasaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Kulankan ayaa waxa uu isku xirayaa natiijooyinkii kasoo baxay heshiiska Shirkii is-dhex galka dhaqaalaha ee ay Waddamada Gobolka ku yeesheen Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea laba bil ka hor.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.