Hey’ada dhulka jubbaland oo ah hey’ad ka shaqeeyn doonta  arrimaha dhulallka la xirrira  sida dhul bixinta,sharciyeenta iyo xalinta khilaafaadka ee kusaabsan  arrimaha dhulalka oo maanta xafiisyadii ay ku shaqeeyn lahaayeen oo uu daah furay kusimaha madaxweynaha ahna madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud sayid Aadan.

Munaasabada Waxaa goob joog ahaa wasiiro qaar kamida xildhibaanada jubbaland aqoonyahanno iyo marti sharaf kale.

Hey’ada dhulka jubbaland ayaa waxa ay samayn doonta dukuminteeyadda guryaha, ayadoo sabarlogooyinkii horee ee xiligii dawladda dhexe soomaaliya qof ka wato ee dib ugu sharciyeen doono. Sidoo kale dhulaalka loo yaqaano aabosiibka ayaa waxa ay u sameeynaysaa dukumiintiyo sharci ah.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.